{"id":7508,"date":"2022-04-19T10:31:26","date_gmt":"2022-04-19T10:31:26","guid":{"rendered":"https:\/\/moh.gov.so\/eng\/?p=7508"},"modified":"2022-04-20T09:14:50","modified_gmt":"2022-04-20T09:14:50","slug":"at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/","title":{"rendered":"Public Sector for Good Governance Conference"},"content":{"rendered":"<p>Public Sector for Good Governance Conference<\/p>\n<p>Date: 24 Feb 2022<\/p>\n<p>Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada HE. Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta qeyb ka ahayd Martida sida gaarka ah loogu Casuumay in kalmad ka jeediyaan Shirka horumarinta daahfurnaanta iyo Dowlad Wanaaga Soomaaliya oo uu soo qaban qaabiyay xafiiska Hantidhowrka guud ee qaranka kaasoo maalintii labaad ka socda Magaalada Muqdisho.Shirkaan ayaa waxaa goobjoog ka ah Wasiiro ka tirsan XFS, Xafiiska Ra\u2019iisulwasaaraha, Agaasimayaasha Guud ee Wasaaradaha Dowlada iyo Xafiisyada kale ee Dowliga ah.<\/p>\n<p>Xafiiska Hanti-dhowrka Qaran oo si dhow ula socda Isbadalka aya Wasaaradda Caafimaadka ka sameysay hirgelinta iyo hurumaranta Maamul wanaag ee dhanka hannaaka bixinta adeegayda Caafimaadka dalka ayaa si gaara u marti qaaday Wasiirka Wasaaradda Caafiaadka Dr. Fawziya Abikra Nuur si ay tusaale kooban uga bixiso una soo bandhigto khibradihii ugu dambeeyay ee Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ay ka faa\u2019iiday hirgelinta iyo Isticmaalka Nidaamyada Tiknoolojiyadda, gaar ahaa:<\/p>\n<ol>\n<li>A) Nidaamka-ka Maaraynta Xogta Caafimaadka (District Health Information System- DHIS2)<\/li>\n<li>B) Nidaamka-ka Maaraynta Xogta Caabuqa COVID-19 (COVID-19 Information System)<\/li>\n<li>C) Nidaamka-ka Maaraynta Xogta Tallaalka COVID-19 (COVID-19 Vaccine Information System)<\/li>\n<li>D) Dib-U-Habaynta Nidaamka Maamulka Maaliyadda (Reform in Public Financial Management System)<\/li>\n<li>E) Nidaamka Maamulka Maaliyadda oo Online ah (QuickBooks System)<\/li>\n<li>F) Nidaamka wax iibsi ee Online ah (Online Procurement System): Wasaaradda ayaa hirgalisay System-ka iibka oo electronic ah (Online Procurement System), kaasoo lagu maamulo wax kasta oo ay wasaaraddu soo iibsaneyso, tan ayaa keentay in maanta Wasaarada Caafimaadka ayna kavjirin in $1 oo kharash aana la gali karin ama la bixin akrin iyadoo aan la marin system-ka iibka electronic-ga ah (The Online Procurement System).<\/li>\n<li>G) Nidaamka Xog Wadaagga Online ah (Online Data Sharing System)<\/li>\n<\/ol>\n<p>Hergelinta Nidaamyadaan ayaa mudda kooban kor u qaaday:<\/p>\n<p>1) Hanaanka isla-xisaabtanka,<\/p>\n<p>2) Hufnaanta Shaqada,<\/p>\n<p>3) Cadaynta Hanaanka iibka iyo bixinta qandaraasyada Adeegyada Caafimaadka ee ay fuliyaan Shirkadaha gaarka loo leeyahay,<\/p>\n<p>4) Daacadnimada, iyo daah-furnaanta, taasoo keentay in Wasaaradda Caafimaadka ay soo jiidato Indhaha Deeqbixiyasha iyo bahwadaagta Caafimaadka<\/p>\n<p>Dhanka kale si looga dheeraaado wax kasta oo laxiriira danaha khaaska ah Wasaaradda caafimaadka waxey ku dadaashay dhisida aaminaada shaqada iyo muujinta Nidaam ku dhisan sumadda Dolwada iyado hirgelisay in dhamaan Madaxada wasaaradda ugu sareysa, gaar ahaan\u00a0 agaasimayaasha iyo madaxda qaybaha iyo Mashaaricda ay isticmaalan oo kaliya Email-ada Dowladda, Emailada Wasaaradda Caafimaadka (MOH Official Emails) taaso kor u qaaday hanaanka Maamulidda Macluumaadka Wasaaradda si tixraac iyo dabagla leh (Managing Ministry information with reference and continues tacking)<\/p>\n<p>Hawlaha Noo Qorshaysan Sanadka 2022 ee sii xoojinta Isticmaalka Tiknoolagiyada<\/p>\n<ol>\n<li>I) Nidaamka Lagu Maamulo Xogta Shaqaalaha (Human Resource Information System).<\/li>\n<li>II) Nidaamka Lagu Maamulo Mashaariicda (Project Management System)<\/li>\n<\/ol>\n<p>III) Nidaamka Kaydinta Xogta Dhaqaalaha Caafimaadka (National Health Accounts)<\/p>\n<ol>\n<li>IV) IT Infrastructure oo ay kamid tahay (Intranet, SharePoint iyo Office365 etc.).<\/li>\n<li>V) Nidaamka Adeeg Bixinta Caafimaadka ee Heer Xarumaha Caafimaadka (Electronic Medical Records at Health Facility)<\/li>\n<li>VI) Nidaamka Adeeg Bixinta Caafimaadka ee Heer Bulsho (Digital Community Health Information System)<\/li>\n<\/ol>\n<p>Waxaa farxad weyn Wasaaradda u ah in aan maanta ay Wasiiradda Caafimaadka u iftiimiso Hay\u2019addah Dowladda sida ay adeegsiga tiknoolajiyada ay gacan weyn uga geysatay horumarinta Caafimaadka iyo tayada shaqada Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7516\" src=\"https:\/\/moh.gov.so\/eng\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.15-PM-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" \/> <img decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7515\" src=\"https:\/\/moh.gov.so\/eng\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-300x200.jpeg 300w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-768x512.jpeg 768w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-600x400.jpeg 600w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-560x373.jpeg 560w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM.jpeg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7514\" src=\"https:\/\/moh.gov.so\/eng\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-1-300x200.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"200\" srcset=\"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-1-300x200.jpeg 300w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-1-768x512.jpeg 768w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-1-600x400.jpeg 600w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-1-560x373.jpeg 560w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-1.jpeg 960w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7513\" src=\"https:\/\/moh.gov.so\/eng\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-2-300x225.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"225\" srcset=\"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-2-300x225.jpeg 300w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-2-768x576.jpeg 768w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-2-600x450.jpeg 600w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-2-560x420.jpeg 560w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-2.jpeg 1000w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-7512\" src=\"https:\/\/moh.gov.so\/eng\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-3-300x169.jpeg\" alt=\"\" width=\"300\" height=\"169\" srcset=\"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-3-300x169.jpeg 300w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-3-1024x576.jpeg 1024w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-3-768x432.jpeg 768w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-3-600x337.jpeg 600w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-3-560x315.jpeg 560w, https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.16-PM-3.jpeg 1080w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Public Sector for Good Governance Conference Date: 24 Feb 2022 Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada HE. Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta qeyb ka ahayd Martida sida gaarka ah loogu Casuumay in kalmad ka jeediyaan Shirka horumarinta daahfurnaanta iyo Dowlad Wanaaga Soomaaliya oo uu soo qaban qaabiyay xafiiska Hantidhowrka guud ee qaranka kaasoo maalintii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":7516,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_angie_page":false,"page_builder":"","footnotes":""},"categories":[16],"tags":[],"pdf-category":[],"class_list":["post-7508","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-news"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v28.2 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Public Sector for Good Governance Conference - Ministry of Health Somalia<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Public Sector for Good Governance Conference - Ministry of Health Somalia\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Public Sector for Good Governance Conference Date: 24 Feb 2022 Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada HE. Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta qeyb ka ahayd Martida sida gaarka ah loogu Casuumay in kalmad ka jeediyaan Shirka horumarinta daahfurnaanta iyo Dowlad Wanaaga Soomaaliya oo uu soo qaban qaabiyay xafiiska Hantidhowrka guud ee qaranka kaasoo maalintii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Ministry of Health Somalia\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/www.facebook.com\/MoHSomalia\" \/>\n<meta property=\"article:author\" content=\"https:\/\/www.facebook.com\/MoHSomalia\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2022-04-19T10:31:26+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2022-04-20T09:14:50+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.15-PM-e1653479633974.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"656\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"656\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"Ministry of Health\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:creator\" content=\"@MoH_Somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@MoH_Somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"Ministry of Health\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\\\/\\\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"Article\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\\\/#article\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\\\/\"},\"author\":{\"name\":\"Ministry of Health\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/#\\\/schema\\\/person\\\/0553befc0693d3a73cd9786cb135c432\"},\"headline\":\"Public Sector for Good Governance Conference\",\"datePublished\":\"2022-04-19T10:31:26+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-20T09:14:50+00:00\",\"mainEntityOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\\\/\"},\"wordCount\":507,\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/#organization\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2022\\\/04\\\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.15-PM-e1653479633974.jpeg\",\"articleSection\":[\"News\"],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\\\/\",\"name\":\"Public Sector for Good Governance Conference - Ministry of Health Somalia\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\\\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2022\\\/04\\\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.15-PM-e1653479633974.jpeg\",\"datePublished\":\"2022-04-19T10:31:26+00:00\",\"dateModified\":\"2022-04-20T09:14:50+00:00\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\\\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\\\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\\\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2022\\\/04\\\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.15-PM-e1653479633974.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2022\\\/04\\\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.15-PM-e1653479633974.jpeg\",\"width\":656,\"height\":656},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\\\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Public Sector for Good Governance Conference\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/#website\",\"url\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/\",\"name\":\"Ministry of Health Somalia\",\"description\":\"Ministry of Health &amp; Human Services- Federal Government Of Somalia (FGS)\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/#organization\",\"name\":\"Ministry Of Health & Human Services- Federal Government Of Somalia (FGS)\",\"url\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2022\\\/07\\\/271707230_295945135892800_6969106877740325906_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2022\\\/07\\\/271707230_295945135892800_6969106877740325906_n.jpg\",\"width\":515,\"height\":515,\"caption\":\"Ministry Of Health & Human Services- Federal Government Of Somalia (FGS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\"},\"sameAs\":[\"https:\\\/\\\/www.facebook.com\\\/MoHSomalia\",\"https:\\\/\\\/x.com\\\/MoH_Somalia\",\"https:\\\/\\\/www.youtube.com\\\/c\\\/MinistryofHealthSomalia\",\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\"]},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/#\\\/schema\\\/person\\\/0553befc0693d3a73cd9786cb135c432\",\"name\":\"Ministry of Health\",\"sameAs\":[\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\",\"https:\\\/\\\/www.facebook.com\\\/MoHSomalia\"]}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Public Sector for Good Governance Conference - Ministry of Health Somalia","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Public Sector for Good Governance Conference - Ministry of Health Somalia","og_description":"Public Sector for Good Governance Conference Date: 24 Feb 2022 Wasiirka Wasaarada Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada HE. Dr. Fawziya Abikar Nur ayaa maanta qeyb ka ahayd Martida sida gaarka ah loogu Casuumay in kalmad ka jeediyaan Shirka horumarinta daahfurnaanta iyo Dowlad Wanaaga Soomaaliya oo uu soo qaban qaabiyay xafiiska Hantidhowrka guud ee qaranka kaasoo maalintii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/","og_site_name":"Ministry of Health Somalia","article_publisher":"https:\/\/www.facebook.com\/MoHSomalia","article_author":"https:\/\/www.facebook.com\/MoHSomalia","article_published_time":"2022-04-19T10:31:26+00:00","article_modified_time":"2022-04-20T09:14:50+00:00","og_image":[{"width":656,"height":656,"url":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.15-PM-e1653479633974.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"author":"Ministry of Health","twitter_card":"summary_large_image","twitter_creator":"@MoH_Somalia","twitter_site":"@MoH_Somalia","twitter_misc":{"Written by":"Ministry of Health","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"Article","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/#article","isPartOf":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/"},"author":{"name":"Ministry of Health","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/#\/schema\/person\/0553befc0693d3a73cd9786cb135c432"},"headline":"Public Sector for Good Governance Conference","datePublished":"2022-04-19T10:31:26+00:00","dateModified":"2022-04-20T09:14:50+00:00","mainEntityOfPage":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/"},"wordCount":507,"publisher":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/#organization"},"image":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.15-PM-e1653479633974.jpeg","articleSection":["News"],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/","url":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/","name":"Public Sector for Good Governance Conference - Ministry of Health Somalia","isPartOf":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.15-PM-e1653479633974.jpeg","datePublished":"2022-04-19T10:31:26+00:00","dateModified":"2022-04-20T09:14:50+00:00","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/#primaryimage","url":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.15-PM-e1653479633974.jpeg","contentUrl":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/04\/WhatsApp-Image-2022-04-19-at-12.03.15-PM-e1653479633974.jpeg","width":656,"height":656},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/at-demartini-hospital-an-oxygen-generating-facility-was-inaugurated\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Public Sector for Good Governance Conference"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/#website","url":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/","name":"Ministry of Health Somalia","description":"Ministry of Health &amp; Human Services- Federal Government Of Somalia (FGS)","publisher":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/#organization","name":"Ministry Of Health & Human Services- Federal Government Of Somalia (FGS)","url":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/271707230_295945135892800_6969106877740325906_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/271707230_295945135892800_6969106877740325906_n.jpg","width":515,"height":515,"caption":"Ministry Of Health & Human Services- Federal Government Of Somalia (FGS)"},"image":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/www.facebook.com\/MoHSomalia","https:\/\/x.com\/MoH_Somalia","https:\/\/www.youtube.com\/c\/MinistryofHealthSomalia","https:\/\/moh.gov.so\/en"]},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/#\/schema\/person\/0553befc0693d3a73cd9786cb135c432","name":"Ministry of Health","sameAs":["https:\/\/moh.gov.so\/en","https:\/\/www.facebook.com\/MoHSomalia"]}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7508","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7508"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7508\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":7560,"href":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/7508\/revisions\/7560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/7516"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7508"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=7508"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=7508"},{"taxonomy":"pdf-category","embeddable":true,"href":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/pdf-category?post=7508"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}