Wasaaradda Caafimadka iyo Daryeelka Bulshada ee JFS, waxay hambalyo u diraysaa Dr. Ali Haji, Wasiirka Caafimaadka XFS, Dr. Maalik, Madaxa WHO ee Dalka iyo Shaqaalaha WHO iyo Dr. Cabdinaasir Yuusuf Cismaan oo ka socda Machadka Caafimaadka Qaranka ee Wasaaradda oo si wadajir ah u qoray faalladan “Taxanaha The Lancet ee Shaqada iyo Caafimaadka”.
Isku soo wada duuboo, maqaalku wuxuu ku baaqayaa wanaajinta iyo balaarinta Xogta Caafimaadka shaqaalaha iyo nidaamyada la socodka si kor loogu qaado Sinnaanta Caafimaadka, Cadaalada Bulshada, iyo Caafimaadka Bulshada, taas oo ugu danbayn gacan ka geysanaysa gaaritaanka Yoolalka Horumarka Waara iyo Caymiska Caafimaadka Caalamiga ah ee dhammaan Shaqaalaha Dunida.”
Fadlan inta ka aqriso Faalladda:
Monitoring workers’ health: focus on rights, determinants, and equity
Congratulations to HE Dr Ali Hadji, Minister of Health of FGS, Dr Malik , WHO Country Rep. and Dr Abdinasir Yusuf Osman from the National Institute of Health, MoH for co-authoring this commentary on “The Lancet Series on Work and Health”.
In summary, the article calls for the improvement and expansion of workers’ health data and monitoring systems to promote health equity, social justice, and public health, ultimately contributing to the achievement of the Sustainable Development Goals and universal health coverage for all workers.’