Baaq ku Aadan Bulshadda Soomaaliyeed ee arimaha la xariira dhiiga shubida ee lagu caawinaayo dadka dhibaatada soo gaartay

Baaq ku Aadan Bulshadda Soomaaliyeed

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya waxey faraysaa bulshada inay Walaalahooda dhibaatadu  soo gaadhay ugu deeqaan dhiig oo ay gaadhaan Isbitaalada latacaalaya xaaladdaha gurmadka, kuwa gaarka loo leeyahay iyo kuwa danta guud ,gaar ahaan isbitaaladda Demartini, Benaadir, Madiino iyo Ex-Digfeer oo diyaar u ah fududeynta howlaha gaargaarka Caafimaad.

Previous Wasiirka Caafimaadka Dr Cali Xaaji Aadan oo booqday Isbitaalada la geeyey dadkii ku dhaawacmeen qaraxyadii ka dhacay magaalada Moqdishu

©Copyright 2023. FEDERAL MINISTRY OF HEALTH AND HUMAN SERVICES