Banadir Hospital

ISBITAALKA BANAADIR

Isbitaalka Banaadir waa isbitaalka hooyada iyo dhallaanka ah iyo sidoo kale isbitaal tixraac u ah dalka oo dhan, waana isbitaal dadweyne iyo waxbarasho. Isbitaalkan ayaa la dhisay 1976-kii, isagoo qeyb ka ahaa dadaallo horumarineed oo dowladda Shiinaha ay u fidisay Soomaaliya oo ay ku jiraan xarumo kale. Isbitaalka ayaa ku yaalla magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Isbitaalkan ayaa waxaa gacanta ku haya Wasaaradda Caafimaadka (FMOH), waxaana uu qaadaa 700 oo sariirood, inkastoo hadda la isticmaalo 550 oo keliya. Tirada guud ee shaqaalaha waa 398, oo ay ku jiraan shaqaale aan Caafimaad ahayn.

Muqdisho iyo nawaaxigeeda, Cusbitaalku wuxuu u adeegaa ku dhawaad 3,000,000 oo qof. Wareega (aagga) cisbitaalku waa 300m2, iyada oo la dhisay 300m x 250m halka 300m x 50 laga tagay iyada oo aan la horumarin. In ka badan 3000 oo qof ayaa adeegsada adeegyada Caafimaadka ee Isbitaalka Banaadir bishiiba mar maadaama uu yahay isbitaal u gudbiya  adeeg Caafimaad bulshada inteeda ugu baahida badan.

Banadir Hospital HSD Pressentation 2022


Download

Sawirada








WAAXYAHA

  • Waaxda Hooyada
  • Waaxda Carruurta

ADEEGGA

  • OPD
  • Qaybta degdegga ah
  • Adeegyada EPI
  • Unugga Daryeelka Degdegga ah ee Dhashay (NICU)
  • Tallaalka COVID-19
  • Adeegyada baarista nafaqeynta

Other Accessory Units

  • Blood Transfusion Unit
  • Main Laboratory Unit
  • Diarrhea Treatment Center (DTC/CTC) for children & Adult
  • TB Center– National TB Program NTP
  • West Disposal and Incinerator Unit
  • Mini X-Ray Unit
  • Research and Training Center (RTC)
  • Dialysis Center (Not function)
  • VCT/ART Center
  • Oxygen Plant Unit
  • Covid-19 Vaccination Center
  • Mosque center