CAAFIMAADKA GUUD

Agaasinku waxa uu mas’uul ka yahay hogaaminta isku xidhka iyo qorshaynta geedi socodka cudurada faafa iyo kuwa aan la kala qaadin, oo ay ku jiraan TB, HIV, Malaria, cudurada dayacan ee laga helo wadamadda kulaylaha, Caafimaadka maskaxda, Caafimaadka indhaha, xaaladaha degdega ah iyo ilaalinta, nadaafada iyo barnaamijyada Caafimaadka Bulshada iyo sidoo kale horumarinta Caafimaadka hawlaha dalka,

  • Khariidadeynta helitaanka barnaamijyada la xiriira xarumaha caafimaadka, isbitaallada iyo bulshada,
  •  In ay qiimeeyaan oo ay la socdaan tayada adeeg bixinta dalka.
  • Fulinta talooyinka iyo casharrada laga bartay ee la xidhiidha barnaamijyada PH.

QAYBAHA WAAXDA

©Copyright 2023. FEDERAL MINISTRY OF HEALTH AND HUMAN SERVICES