CAAFIMADKA QOYSKA

Waaxdu waxay door muuqda oo muhim ah ka ciyaartaa ka qayb qaadashada horumarinta Caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka Soomaaliyeed,si loo horumariyo daboolida caafimaadka caalamiga ah iyo guud ahaan dhanka yoolalka la xiriira caafimaadka qoyska ee Yoolalka Horumarinta Waara ee (SDGs). Shaqada xudunta u ah waaxda waxaa ka mid ah isuduwidda wax ku oolka ah ee Caafimaadka Taranka, Hooyada, Dhallaanka iyo Dhallaanka, Jinsiga, Caafimaadka Caruurta, Nafaqada, Talaalka iyo Fayo-qabka oo si firfircoon uga qaybqaata guud ahaan caafimaadka qoyska ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.

Himilada waaxdu waa horumarinta iyo isku dubaridka fulinta siyaasadaha iyo barnaamijyada kor u qaadaya Caafimaadka qoyska iyada oo loo marayo adeegyo Caafimaad oo hufan oo isku dhafan oo ka socda dawladda federaalka ah ee Soomaaliya.

QAYBAHA  WAAXDA

©Copyright 2023. FEDERAL MINISTRY OF HEALTH AND HUMAN SERVICES