September 21, 2023 In News Comment off Wasiirka Caafimaadka ayaa khudbad ka jeediyay shirka UNGA78 oo looga hadlayey u diyaargarowga ka hortagga iyo ka jawaabidda cudurrada faafa
September 21, 2023 In News Comment off Wasiirka caafimaadka oo ka qaybgalay kulanka looga hadlayay Iswaafajinta maalgelinta Caafimaadka Caalamiga ah
September 21, 2023 In News Comment off Wasiirka Caafimaadka oo ku sugan New York ayaa ka qaybgalay kulan heer sare ah oo looga hadlayay sare u qaadida badbaadada caruurta la il daran Nafaqo-Darada.
September 21, 2023 In News Comment off Wasiirka Caafimaadka oo ka qaybgalay Madashii 78-aad ee kalfadhiga Guud ee Qaramada Midoobay oo ka dhacay Magaalada New york ee dalka Maraykanka
September 17, 2023 In News Comment off Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Mohamed Hassan Mohamed ayaa ka qaybgalay Munaasabadda Bixinta Kaarka Aqoonsiga Dadwaynaha
September 15, 2023 In News Comment off Wasaaradda Caafimaadka oo soo xirtay tababar ku saabsanaa sare u qaadista xirfada iyo aqoonta macalimiinta iyo tabarayaasha dugsiyada Umulisooyinka Qaran
September 14, 2023 In News Comment off Agaasimaha Guud ee Wasaaradda caafimaadka oo soo xiray tababarka dib-u-cusbooneysiinta macalimiinta ee Marwo Caafimaad, oo muddo laba Isbuuc ah ka socday Magaalada Muqdisho.
September 11, 2023 In News Comment off Wasaaradda Caafimaadka, oo gawaari loogu talgalay adeega Talaalaka ku wareejiyay Wasaaraddaha Caafimaadka Dowllad Gobaleedyada Koonfur galbeed iyo Jubbaland
September 11, 2023 In News Comment off Munaasabadda Daahfurka Adeeg Bixinta Mashruuca Damal Caafimaad iyo Mashruuca Covid-19 Vaccine
September 6, 2023 In News Comment off Additional Financing for Improving Healthcare Services in Somalia Project (“Damal Caafimaad”) Documents