November 3, 2022 In News Comment off Hormuud Salaam Foundation ayaa ku wareejisay Wasaradda Caafimaadka Jeega lacag oo dhan $200,000 oo ay kaga qayb qaadanayso gurmadka dag-daga
November 3, 2022 In News Comment off Wasaaradda Caafimaadka ayaa deeq qeyb ah ee Gurmadka Qaraxyadii KM5 Zoobe kala wareegey Dowladda Kenya
November 3, 2022 In News Comment off Wasiirka Caafimaadka oo booqday dhaawacyada Qaraxii Zoobe oo wali lagu dabiibayo Isbitaalka Erdoga Ex Digfeer ee Magaalada Muqdisho
November 3, 2022 In News Comment off Wasaaradda Caafimaadka oo soo dhawaysay dhaqaatiir ka socotay dalka Itoobiya oo qayb ka ah daweynta dhaawacyada iyo gurmadka dadkii ku dhaawacmey Zoobe
November 3, 2022 In News Comment off Wasaaradda Caafimaadka oo soo dhawaysay dhaqaatiir u dhalatay Dalka Jabuuti kuwaas oo qayb ka noqnaayaan Gurmadka Dag-daga
November 2, 2022 In News Comment off Wasaaradda caafimaadka oo soo dhawaysay dhaqaatiir u dhalatay Dalka Turkiga oo ay horey wasaaradda u codsatey si ay qayb ugu noqdaan Gurmadka dag-daga
November 2, 2022 In News Comment off Wasiirka Caafimaadka , oo maanta gaaray Magaalada Kismaayo si uu xariga kaga soo jaro Shaybaarka guud ee Jubaland iyo Warshad sameysa Oxygen-ka oo laga hirgaliyey Kismaayo
November 2, 2022 In HIGHLIGHTS‚ News Comment off Ujeedo: Wargelin Joojinta Warqadda Cadeynta Baaritaanada Caabuqa COVID-19 (PCR & Rapid) ee Dadka Socdaalka ah
November 1, 2022 In News Comment off Wasiirka Caafimaadka ahna Guddoomiyaha Guddiga gurmadka qaran ee Qaraxii Zoobe 2 oo Caawa deeq Dawo ah kala wareegey Ganacsatada Daawalayda Soomaaliyeed
November 1, 2022 In News Comment off Wasiiru Dowlaha Wasraadda Caafimaadka HE.Dr Maryamo Maxamud Xuseen ayaa kurmeer ku tagta Isbitaalka Guud ee Demartino Hospital