daahfurka wajiga 1aad ee Ololaha Tallaalka Cudurka Dabeysha kaasoo tallaal lagaarsiin doono ku dhawaad 2,500,000 oo caruur ah.

Wasiiru Dowllaha Wasaaradda Caafimaadka HE. Maryama Mohamed Hussein ayaa maanta Magaalada Muqdisho ka daahfurtay wajiga 1aad ee Ololaha Tallaalka Cudurka Dabeysha kaasoo tallaal lagaarsiin doono ku dhawaad 2,500,000 oo caruur ah.

Previous Wasiirka Caafimaadka ayaa khudbad ka jeediyay madasha 76aad ee Golaha caafimaadka Adduunka kaas oo looga hadlayay muhiimadda Caafimadku u leeyahay nabada

©Copyright 2023. FEDERAL MINISTRY OF HEALTH AND HUMAN SERVICES