Demartino Hospital
ISBITAALKA DEMARTINO
Isbitaalka DE-martini ayaa ah isbitaal aad u weyn oo magaciisa iyo dhismo ahaan ah, muddo dheer kadib isbitaalka ayaa hadda u shaqeeya shacabka Soomaaliyeed. Hadda waxaa isbitaalka gacanta ku haya oo maamula wasaaradda caafimaadka Soomaaliya, waxaana isbitaalka ka howlgala shaqaale kala duwan oo isugu jira dhaqaatiir, kalkaaliyaal Caafimaad, sheybaarro, dhaqaatiir suuxiya, kuwa nadaafadda, Nadiifiyeyaal, xamaali, hagayaal, IT, iyo HR logistics iyo kuwo kale. Cisbitaalku waxa adeeg siiyaa bukaano kala duwan oo lacag la’aan ah, kuwaas oo qaba xanuuno kala duwan. In ka badan 400 oo bukaan ah ayaa subax walba yimaada isbitaalka, oo ay ku jiraan carruur, haween (uur leh iyo kuwo aan uur lahayn), iyo dad waaweyn oo isbitalka la dhigo iyo bukaan-socod.
Isbitaalka guud ee De Martino oo u shaqeeya dadka Soomaaliyeed ee ugu jilicsan ayaa ah isbitaal gabi ahaanba ah lacag la’aan. Cusbitaalkan waxaa inta badan caawiya PAC (dhakhaatiir ku kala baahsan qaaradaha) sida sahayda caafimaadka, qalabka, shaybaadhka iyo socodsiinta xafiiska iyo sidoo kale tirada ugu badan ee alaabooyinka , (93) oo ka kooban dhammaan noocyada alaabada. Waxaa sidoo kale taageera IOM, mercy, IRC dhiirigelinta shaqaalaha iyo QRC taageerada ololaha qalliinka.
Demartino Hospital Pressentation 2022
SAwirada
WAAXYAHA
- Daawooyinka Guud
- Dhakhaatiirta dhalmada iyo haweenka
- Caafimaadka carruurta
- Qalliinka Guud
ADEEGGA
- Adeegyada Shaybaadhka
- Adeegyada Farmashiyaha
- Adeegyada Sawirka ogaanshaha
- Adeegyada Rugaha IDD ee Ward
- Adeegyada Bixinta Ogolaanshaha
- Adeegyada ICU