DIGNIIN IYO WARGELIN: ku saabsan Daawooyinka tayadoodu hoosayso wasakhna kujirto oo laga helay Dalka GAMBIA

DIGNIIN IYO WARGELIN
Digniin ku saabsan Daawooyinka tayadoodu hoosayso wasakhna kujirto oo laga helay Dalka GAMBIA.
Waxaa jiro ilaa afar sharoobo oo ah kuwa loo isticaamalo caruurta qabo infakshanka neefmareenka ayaa waxaa nala soo wadaagay Hay’adda Caafimaadka Aduunka (WHO), Sharoobooyinka ayaa ah:
1- Promethazine Oral Solution,
2- Kofexmalin Baby Cough Syrup,
3- Makoff Baby Cough Syrup and
4- Magrip N Cold Syrup.
Medical Product Alert N°6/2022: Substandard (contaminated) paediatric medicines (who.int)
Previous Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Dr Cali Xaaji Aadan oo booqday xaaladaha dhaawacyadii laga keeney Magaaladda Baladweyne