EBOLA (EVD)

WAA MAXAY CUDURKA EBOLA?

Ebola waa cudur dilaa ah ee uu keeno fayrus. Wuxuu si dhakhso ah ugu gudbaa qof ka qof. Wuxuuna sababi karaa dhimasho. Hase-yeeshee nasiib wanaag waa laga hortagi karaah wana la dawayn kara.

CALAAMADAHA IYO ASTAAMAHA EE CUDURKA EBOOLA


SIDEE AYUU KU FAAFAA CUDURKA EBOOLA?

  • Wuxuu ku faafaa taabashada tooska ah eedhacaanada dhiiga,candhuufta, matagga , saxaradda iyo kaadida ee qofka cudurka qaba
  • Wadaagidda ama adeegsiga qalabka maqaarka muda oo uu adeegsaday qof cudurka qaba.
  • Gacan ku taabashada tooska ah ee jirka dadka u dhintay cudurka eboolaha .
  • Cunidda miro ay qayb ka cuneen xayawaanada duur-joogta ah.
  • Cudurka Eboolaha waxaa la isugu gudbin karaa marka ay calaamadaha cudurka ay bilowdan.
  • Taa oo bilaabmi karta 2 ilaa 21 maalmood qaadista cudurka kadib.

SIDEE LOOGA HORTAGI KARAA CUDURKA?

  • Si joogto ah ugu dhaq gacamaha saabuun iyo biyo, gaar ahaan kadib marka la taabto qof xanuunsan.
  • Mar walba dhaq dhammaan miraha inta aanan la cunin iskana ilaali in aad cuntid hilib aan si fiican u bislaan.
  • Iska ilaali miraha ay qayb ahaan soo cuneen xayawaanada duur-joogta ah.

DAAWEYNTA LOOGU TALOGALAY CUDURKA EBOOLA

  • Haddii aad ka shakisid in qof uu la ildaran yahay cudurka Ebola, fadlan u dir xarunta caafimaad ee ugu
  • dhow ama ku wargeli shaqaalaha caafimaadka ee kuugu dhow. Fadlan xusuusnow in deg deg u daaweynta bilowga cudurka ay kordhinayso fursada buksashada qofka . Daryeel wanaagsan, haddii la siiyo kuwa hore ula
  • ildarnaa cudurka Eboola way bogsan karaan. Fadlan si diirran dib ugu soo dhowey bulshada waxaadna
  • dareensiisaa in ay gurigooda joogaan

FMOH GUIDELINES

The Ministry of Health has issued guidelines to prevent the spread of the Ebola virus.

WASH YOUR HANDS FREQUENTLY

Regularly and thoroughly clean your hands with an alcohol-based hand rub or wash them with soap and water.

MAINTAIN SOCIAL DISTANCING

Maintain at least 1 metre (3 feet) distance between yourself and anyone who is coughing or sneezing.

AVOID TOUCHING EYES, NOSE AND MOUTH

Hands touch many surfaces and can pick up viruses. Once contaminated, hands can transfer the virus to your eyes, nose or mouth. From there, the virus can enter your body and can make you sick.

PRACTICE RESPIRATORY
HYGIENE

Make sure you, and the people around you, follow good respiratory hygiene. This means covering your mouth and nose with your bent elbow or tissue when you cough or sneeze. Then dispose of the used tissue immediately.

IF YOU HAVE FEVER, COUGH AND DIFFICULTY BREATHING, SEEK MEDICAL CARE EARLY

Stay home if you feel unwell. if you have a fever, cough and difficulty breathing, seek medical attention and call in advance. Follow the directions of your local health
authority.

STAY INFORMED AND FOLLOW ADVICE GIVEN BY YOUR HEALTHCARE PROVIDER

Stay informed on the latest developments about Ebola Outbreak. Follow advice given by your healthcare provider, your national and local public health authority or your employers.
Tweets by MoH_Somalia