Wasaaraadda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada waxey lasocodsiineysaa bulshadda Soomaaliyeed in ay wici karaan numberka Gurmadka Caafimaadka Degdega ah ee 449 kaasoo ay kala xiriiri karaan Guddiga Wasaaradda Caafimaadka ay u magacawday Gurmadka Caafimaadka Degdega ah.