Somali One Health article entitled ‘Prioritization of zoonoses for multi sectoral, One Health collaboration in Somalia, 2023’.

We are pleased to share our recent Somali One Health article entitled ‘Prioritization of zoonoses for multisectoral, One Health collaboration in Somalia, 2023′. The key message is that in Somalia, there are significant challenges related to zoonotic diseases due to factors such as a high reliance on animal husbandry, low income, weak state capacity for health service delivery, climate extremes, and geopolitical instability. To effectively address these threats to public health, a multisectoral approach using One Health has been used to prioritize zoonotic diseases of greatest concern in the country.’

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulashada ee JFS, waxay adinla wadaagaysa maqaalkeeda cusub ee Caafimaadka Midaysan oo cinwaankiisu yahay ‘Mudnaansiinta cudurrada faafa iyadoo adeegsanaysa iskaashiga Caafimaad -ka midaysan ee Soomaaliya, 2023’

Fariinta dhaxal gal ah waa in Soomaaliya ay ka jiraan caqabado waaweyn oo la xiriira cudurrada faafa oo ay ka mid tahay ku-tiirsanaanta sare ee Xanaanada Xoolaha, Dakhliga Hoose ee Waddanka, Awoodda Dowladeed ee Bixinta Adeegga Caafimaadka oo daciif ah, Cimilo-Xumada, iyo Xasillooni-Darro Siyaasadeed ee Gobalka.

Si wax looga qabto khatartaas ku wajahan Caafimaadka Bulshada, ayaa waxa la adeegsaday Iskaashika Caafimaadka oo dhinacya badan leh si loo hormariyo ka hortagga cudurrada faafa ee walaaca ku haya bulshadeenna Somaliyeed.

Somali_one Health “Prioritization of zoonoses for multisectoral, One Health collaboration in Somalia, 2023”

https://www.sciencedirect.com/science/article/pii/S2352771423001544

                                                                                               END

 

Previous Mudnaansiinta cudurrada faafa iyadoo la adeegsanaysa iskaashiga Caafimaad -ka midaysan ee Soomaaliya, 2023

WASAARDDA

©Copyright 2023. FEDERAL MINISTRY OF HEALTH AND HUMAN SERVICES