May 10-12, 2023: Wasaaradda Caafimaadka ee Federaalka ayaa qabatay Aqoon iswaydaarsi ku saabsan Xoojinta isku dhafka Caafimaadka ee Waaxda Caafimaadka Soomaaliya oo ay ka soo qayb galeen wakiillo ka kala socday Wasaaradaha FMS iyo hay’adaha horumarinta ee hay’adaha Qaramada Midoobay, deeq-bixiyeyaasha, NGO-yada, iyo Bangiga Adduunka.
Ujeedada toosintaan waa in kor loo qaado waxtarka, wax ku oolnimada, joogtaynta, iyo ka jawaabista kaalmada horumarinta. Ka qaybgalayaasha waxaa ka go’an in ay aqoonsadaan oo ay raadiyaan fursadaha si ay si wanaagsan isugu waafajiyaan dhammaan noocyada kaalmada horumarineed iyo mudnaanta dawladda ee qaybta, sida lagu qeexay Kiis Maal-gashiga ee Waaxda Caafimaadka Soomaaliya 2022-2026.
Warbixinta iyo agabka ku aqoon is waydaarsigaan waxaad ka heli kartaa qaybta hoose:
English
On May 10-12, 2023: The Federal Ministry of Health convened a Workshop on Strengthening Alignment in Somalia’s Health Sector with representatives of FMS Ministries and development partners from UN agencies, donors, NGOs, and the World Bank.
The purpose of alignment is to enhance the efficacy, effectiveness, sustainability, and responsiveness of development assistance. Participants committed to identifying and pursuing opportunities to better align all modes of development assistance with the sector’s government priorities, as outlined in the Investment Case for the Somali Health Sector 2022-2026.
The attached report and materials provide a summary of the Workshop discussions, outline the next steps, and, most importantly, present a draft joint statement of Partnership Principles for collaboration in the sector.