Ayadoo laga duulayo Go’aanada Xukuumadda DFS iyo aragtida Madaxeynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Dr Hassan Sheikh Mohamud ee ku aadan ka hortaga iyo la-dagaalanka maandooriyaha ayaa Wasaaradda Caafimaadka Iyo Daryeelka Bulshada waxay soo saartay go’aano iyo awaamir lagu xakameeynayo ka ganacsiga iyo si xun u isticmaalka Daawooyinka La xakameeyo (Controlled substances) oo dalkeena ku soo badanayay muddooyinkui ugu danbeeyay..