Federal Ministry of health and Human Services- FGS

Wasaaradda caafimaadka oo bilaabayso Maareynta (Regulation) Daawada, Qalabka Caafimaadka iyo Agabka la isku qurxiyo

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada JFS waxay ogeysiinaysaa Ganacsatada Soomaaliyeed ee Ka ganacsatada Daawada iyo Qalabka Caafimaadka iyo Agabka la isku qurxiyo oo daaweysan inay Wasaaraddu bilaabayso Maareynta (Regulation) Daawada, Qalabka Caafimaadka iyo Agabka la isku qurxiyo daaweysan kaas oo ku cad warqadda hoose.
The Ministry of Health and Human Services hereby informs importers of medical products and medicated cosmetics into Somalia that it will commence the regulation of these products, as outlined in the letter provided below.
Previous Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryama Maxamad ayaa booqasho ku tagtay Machadka Sare ee tababarka Umulisooyinka Qaranka

WASAARDDA

©Copyright 2023. FEDERAL MINISTRY OF HEALTH AND HUMAN SERVICES