Qodobadda muhiimka ah ee ka soo baxay Shirka ku saabsan arimaha Gurmadka dag-daga Caafimaadka ee dhibataada qaraxii KM5 Zoobe

Wasiirka Caafimaadka Dr Cali xaaji Aadan oo ay wehliyaan Wasiiru-Dowllaha Wasaaradda Caafimaadka Dr Maryam Maxamuud Xuseen iyo sidoo kale Wasiir ku xigeenka Mudane shir Guddomiyay ay Wasaaradda Caafimaadka uga tasha

Wasiirka Caafimaadka oo soo jeediyay qodobadda muhiimka ah ee ka soo baxay Shirka ku saabsan arimaha Gurmadka dag-daga Caafimaadka ee la xariira dhibataada qaraxii zoobe

1. in siwadajir la iskugu xiro hawlaha iskuduwidda ee quseeyo arimaha gurmadka dag-dag ee Caafimaadka haday noqon laheed dhanka Wasaradda iyo qaybaha gaarka loo leeyahay ee ka shaqeeya hawlah gurmadka dag-daga ah, sida isbitaalda Guud, kuwa gaarka loo leeyahay , Hay’addaha Amabalaasta qaabilsan ee Bisha cas iyo Amiin Amblance.

2. in ka wasaarad ahaan u diyaar garoowno xal u helida qasraaraha ka dhasha dagaalka lagula jiro aragagaxisadda, iyo sidii loo gaarsiin lahaay gurmad Caafimaad meelaha la xoreeyay

3. Xoojinta iyo balaarinta xarumaha wicitaanka gurmadka Caafimaadka dag-daga ah ee loo yaqaan (Call Center-ka)

4. Xojinta iyo Balaarinta qeybta Gurmadka Gargaarka deg dega iyo ka jawaabidda arimaha xaaladaha Caafimaad ee dag daga ah ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulushad.

5. Waxaa la sameeyay Guddi Dhaqaala aruurin ah oo ka shaqeeyo hawlaha tabarucaada oo heer Wasaaradeed ah, Kaas oo lagu caawinaayo dadka ay saameeyeen dhibaatadda qaraxa.

 

DHAMAAD

Previous fadlan Wac numberka Gurmadka Caafimaadka Degdega ah ee 449

WASAARDDA

©Copyright 2023. FEDERAL MINISTRY OF HEALTH AND HUMAN SERVICES