Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryama Maxamad ayaa booqasho ku tagtay Machadka Sare ee tababarka Umulisooyinka Qaranka

Wasiiru Dowlaha ayaa u kuurgashay howlaha shaqo ee kasocda Macadka  iyo xaaladaha gabdhaha loo tababarayo umulisooyinka ee ku jira machadka, Wasiiru Dowlaha ayaa waxaa xarunta ay booqatay kuso dhaweeyay madaxda iyo shaqalaha ka howlgala sidoo kale waxa ay kormeertay qaybaha Guud ee macahdka ka koobanyahay.

Wasiira Dowlaha aya ku amaantay hawlaha ka socdo xarunta oo ay kormeertay iyo shaqada ka socota wayna uga mahadcelisay dhamaan shaqalaaha ka howlgala xarumahaas shaqada adag ay u hayaan bulshadooda Sido kale waxay aay kula dardarantay Umulosooyiinka in aay u adeega Shacabaka somaliyeed iyo Gobalada aay ka Imaadeen

                                                                              DHAMMAAD

        
Previous Wasaaradda Caafimaadka ayaa tababar la xariira Primary Eye Care u daah furtay illaa 30 xirfadlayaal Caafimaad oo isugu jira dhakhaatiir iyo Kalkaaliyaal Caafimaad