{"id":13626,"date":"2024-12-03T10:33:36","date_gmt":"2024-12-03T07:33:36","guid":{"rendered":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/?post_type=pdfs&#038;p=13626"},"modified":"2024-12-03T10:33:36","modified_gmt":"2024-12-03T07:33:36","slug":"bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025","status":"publish","type":"pdfs","link":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/","title":{"rendered":"Bayaan ku aadan Nidaamka Hubinta Tayada Daawooyinka Bilowga 10-ka Janaayo 2025"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada JFS waxay ku wargelinaysaa in laga bilaabo 10-ka Janaayo 2025 ay bilaabayso nidaam lagu hubinayo daawooyinka iyo agabka caafimaadka dalka soo galaya si loo yareeyo ama looga hortago waxyaabaha soo socda:<\/p>\n<p>1. Daawooyinka iyo agabka caafimaadka ee tayadoodu hooseyso.<br \/>\n2. Daawooyinka iyo agabka caafimaadka ee been-abuurka ah.<br \/>\n3. Xakamaynta daawooyinka u baahan in si gaar ah loo maareeyo (narcotics and psychotropic substances).<br \/>\n4. Kormeerka daawooyinka jeermiska-dilaha ah ee adkaysiga loo yeeshay, sida daawooyinka loo isticmaalo cudurka Qaaxada.<\/p>\n<p>Fadlan wixii faahfaahin ah kala soo xiriir: Xafiiska Hay&#8217;adda KMG ee Maareynta Tayada Daawada (NMRA) oo hoos yimaada Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada.<\/p>\n<p>Email: info@nmra.gov.so<\/p>\n","protected":false},"featured_media":13627,"template":"","pdf-category":[],"class_list":["post-13626","pdfs","type-pdfs","status-publish","has-post-thumbnail","hentry"],"acf":[],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v27.5 - https:\/\/yoast.com\/product\/yoast-seo-wordpress\/ -->\n<title>Bayaan ku aadan Nidaamka Hubinta Tayada Daawooyinka Bilowga 10-ka Janaayo 2025 - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya<\/title>\n<meta name=\"description\" content=\"Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada JFS waxay ku dhawaaqaysaa in laga bilaabo 10-ka Janaayo 2025, la bilaabayo nidaam lagu hubinayo tayada daawooyinka iyo agabka caafimaadka, si loo yareeyo daawooyinka tayadoodu hooseyso, been-abuurka ah, iyo xakamaynta daawooyinka khaaska ah.\" \/>\n<meta name=\"robots\" content=\"index, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<link rel=\"canonical\" href=\"https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Bayaan ku aadan Nidaamka Hubinta Tayada Daawooyinka Bilowga 10-ka Janaayo 2025 - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada JFS waxay ku dhawaaqaysaa in laga bilaabo 10-ka Janaayo 2025, la bilaabayo nidaam lagu hubinayo tayada daawooyinka iyo agabka caafimaadka, si loo yareeyo daawooyinka tayadoodu hooseyso, been-abuurka ah, iyo xakamaynta daawooyinka khaaska ah.\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya\" \/>\n<meta property=\"article:publisher\" content=\"https:\/\/www.facebook.com\/MoHSomalia\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/D70180D0-55A1-4AB1-A769-F3D2FB6DF884-scaled.jpeg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1811\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2560\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:site\" content=\"@MoH_Somalia\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\\\/\\\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/pdfs\\\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/pdfs\\\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\\\/\",\"name\":\"Bayaan ku aadan Nidaamka Hubinta Tayada Daawooyinka Bilowga 10-ka Janaayo 2025 - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/pdfs\\\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\\\/#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/pdfs\\\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\\\/#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2024\\\/12\\\/D70180D0-55A1-4AB1-A769-F3D2FB6DF884-scaled.jpeg\",\"datePublished\":\"2024-12-03T07:33:36+00:00\",\"description\":\"Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada JFS waxay ku dhawaaqaysaa in laga bilaabo 10-ka Janaayo 2025, la bilaabayo nidaam lagu hubinayo tayada daawooyinka iyo agabka caafimaadka, si loo yareeyo daawooyinka tayadoodu hooseyso, been-abuurka ah, iyo xakamaynta daawooyinka khaaska ah.\",\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/pdfs\\\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\\\/#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/pdfs\\\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\\\/\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/pdfs\\\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\\\/#primaryimage\",\"url\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2024\\\/12\\\/D70180D0-55A1-4AB1-A769-F3D2FB6DF884-scaled.jpeg\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2024\\\/12\\\/D70180D0-55A1-4AB1-A769-F3D2FB6DF884-scaled.jpeg\",\"width\":1811,\"height\":2560},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/pdfs\\\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\\\/#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Bayaan ku aadan Nidaamka Hubinta Tayada Daawooyinka Bilowga 10-ka Janaayo 2025\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/#website\",\"url\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/\",\"name\":\"Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya\",\"description\":\"Wasaaradda Caafimaadka &amp; Daryeelka Bulshadda - Dowladda Federaalka Soomaaliya\",\"publisher\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/#organization\"},\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Organization\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/#organization\",\"name\":\"Ministry Of Health & Human Services- Federal Government Of Somalia (FGS)\",\"url\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/\",\"logo\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\",\"url\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2022\\\/07\\\/271707230_295945135892800_6969106877740325906_n.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\\\/wp-content\\\/uploads\\\/2022\\\/07\\\/271707230_295945135892800_6969106877740325906_n.jpg\",\"width\":515,\"height\":515,\"caption\":\"Ministry Of Health & Human Services- Federal Government Of Somalia (FGS)\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/so\\\/#\\\/schema\\\/logo\\\/image\\\/\"},\"sameAs\":[\"https:\\\/\\\/www.facebook.com\\\/MoHSomalia\",\"https:\\\/\\\/x.com\\\/MoH_Somalia\",\"https:\\\/\\\/www.youtube.com\\\/c\\\/MinistryofHealthSomalia\",\"https:\\\/\\\/moh.gov.so\\\/en\"]}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Bayaan ku aadan Nidaamka Hubinta Tayada Daawooyinka Bilowga 10-ka Janaayo 2025 - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya","description":"Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada JFS waxay ku dhawaaqaysaa in laga bilaabo 10-ka Janaayo 2025, la bilaabayo nidaam lagu hubinayo tayada daawooyinka iyo agabka caafimaadka, si loo yareeyo daawooyinka tayadoodu hooseyso, been-abuurka ah, iyo xakamaynta daawooyinka khaaska ah.","robots":{"index":"index","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"canonical":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/","og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Bayaan ku aadan Nidaamka Hubinta Tayada Daawooyinka Bilowga 10-ka Janaayo 2025 - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya","og_description":"Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada JFS waxay ku dhawaaqaysaa in laga bilaabo 10-ka Janaayo 2025, la bilaabayo nidaam lagu hubinayo tayada daawooyinka iyo agabka caafimaadka, si loo yareeyo daawooyinka tayadoodu hooseyso, been-abuurka ah, iyo xakamaynta daawooyinka khaaska ah.","og_url":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/","og_site_name":"Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya","article_publisher":"https:\/\/www.facebook.com\/MoHSomalia","og_image":[{"width":1811,"height":2560,"url":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/D70180D0-55A1-4AB1-A769-F3D2FB6DF884-scaled.jpeg","type":"image\/jpeg"}],"twitter_card":"summary_large_image","twitter_site":"@MoH_Somalia","twitter_misc":{"Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/","url":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/","name":"Bayaan ku aadan Nidaamka Hubinta Tayada Daawooyinka Bilowga 10-ka Janaayo 2025 - Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya","isPartOf":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/D70180D0-55A1-4AB1-A769-F3D2FB6DF884-scaled.jpeg","datePublished":"2024-12-03T07:33:36+00:00","description":"Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada JFS waxay ku dhawaaqaysaa in laga bilaabo 10-ka Janaayo 2025, la bilaabayo nidaam lagu hubinayo tayada daawooyinka iyo agabka caafimaadka, si loo yareeyo daawooyinka tayadoodu hooseyso, been-abuurka ah, iyo xakamaynta daawooyinka khaaska ah.","breadcrumb":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/#primaryimage","url":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/D70180D0-55A1-4AB1-A769-F3D2FB6DF884-scaled.jpeg","contentUrl":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/D70180D0-55A1-4AB1-A769-F3D2FB6DF884-scaled.jpeg","width":1811,"height":2560},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/pdfs\/bayaan-ku-aadan-nidaamka-hubinta-tayada-daawooyinka-bilowga-10-ka-janaayo-2025\/#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Bayaan ku aadan Nidaamka Hubinta Tayada Daawooyinka Bilowga 10-ka Janaayo 2025"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/#website","url":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/","name":"Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya","description":"Wasaaradda Caafimaadka &amp; Daryeelka Bulshadda - Dowladda Federaalka Soomaaliya","publisher":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/#organization"},"potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Organization","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/#organization","name":"Ministry Of Health & Human Services- Federal Government Of Somalia (FGS)","url":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/","logo":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/","url":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/271707230_295945135892800_6969106877740325906_n.jpg","contentUrl":"https:\/\/moh.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2022\/07\/271707230_295945135892800_6969106877740325906_n.jpg","width":515,"height":515,"caption":"Ministry Of Health & Human Services- Federal Government Of Somalia (FGS)"},"image":{"@id":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/#\/schema\/logo\/image\/"},"sameAs":["https:\/\/www.facebook.com\/MoHSomalia","https:\/\/x.com\/MoH_Somalia","https:\/\/www.youtube.com\/c\/MinistryofHealthSomalia","https:\/\/moh.gov.so\/en"]}]}},"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pdfs\/13626","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pdfs"}],"about":[{"href":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/pdfs"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pdfs\/13626\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":13628,"href":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pdfs\/13626\/revisions\/13628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/13627"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=13626"}],"wp:term":[{"taxonomy":"pdf-category","embeddable":true,"href":"https:\/\/moh.gov.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/pdf-category?post=13626"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}