Previous
Next

ABOUT CORONAVIRUS DISEASE (COVID-19)

Coronavirus disease (COVID-19) is an infectious disease caused by the SARS-CoV-2 virus. Most people infected with the virus will experience mild to moderate respiratory illness and recover without requiring special treatment. However, some will become seriously ill and require medical attention. Older people and those with underlying medical conditions like cardiovascular disease, diabetes, chronic respiratory disease, or cancer are more likely to develop serious illness. Anyone can get sick with COVID-19 and become seriously ill or die at any age.

The best way to prevent and slow down transmission is to be well informed about the disease and how the virus spreads. Protect yourself and others from infection by staying at least 1 metre apart from others, wearing a properly fitted mask, and washing your hands or using an alcohol-based rub frequently. Get vaccinated when it’s your turn and follow local guidance.

The virus can spread from an infected person’s mouth or nose in small liquid particles when they cough, sneeze, speak, sing or breathe. These particles range from larger respiratory droplets to smaller aerosols. It is important to practice respiratory etiquette, for example by coughing into a flexed elbow, and to stay home and self-isolate until you recover if you feel unwell.

Coronavirus_illustration

COVID-19 COMMUNICATION RESOURCES

Covid-19 Awareness Messages

PRESS STATEMENTS

Goobaha laga helo Gobolka Banadir Talaalka Covid-19

Kaarka Tallaalka ka Hortaga Covid-19

Shahaadada Tallaalka ka Hortaga Covid-19

Media Briefing about COVID-19 Vaccination Rollout

War saxafadeed ku saabsan Talaalka COVID-19 8 Feb 2021

COVID-19 FAQ

Tallaalladu waxa ay unugyada jirka ku tababaraan soo saarida difaacyo ka hortago cudurka si kasareeyso sida uu difaac u sameysto marka uu cudur haleelo

Haa tallaalku waa amaan wax halis ah malaha marka laga reebo astaamahan:

  • Qandho/xummad yar
  • Madax xanuun iyo kor xanuun
  • Daal yar
  • Xanuun iyo barar meesha lagaa talaalo.

Astaamahaan badanaa uma baahna daawayn hadii aad u baahato qaado xanuun baab’iye

Tallalku wuxuu badbaadinayaa nataadaada iyo bulshada kugu hareerahaaga joogta, sababta oo ah haddii adiga lagaa badbaadiyo caabuqa oo aanu cudurka kugu dhicin, waxaa yaraaneysa in aad qof kale u gudbiso.

Maya tallalka COVID-19 waa lacag la’aan.

Mudnaanta 1-aad waxaa leh:

  • Shaqaalaha Caafimaadka,
  • Macalimiinta,
  • Dadka da’dooda ka sareyso 50 sano
  • Dadka Qaba cudurada raaga sida Macaanka, Dhiig Karka, Wadno Xanuunka, kalyaha Xuanuunka IWM.
  • Ciidamada,
  • Shaqaalaha Dowladda Hoose,

Ilaallada Kontroolada Laga Soo galo ee Dalka,

Talaalada waxaa laga qaataa muruqa garabka, laba jeer oo ay u dhaxayso;

  • Sinopharm (Coronavac) 4 todobaad.

Astrazeneca 8-12 todobaad

Talaalada waxaa laga qaataa muruqa garabka, laba jeer oo ay u dhaxayso;

  • Sinopharm (Coronavac) 4 todobaad.

Astrazeneca 8-12 todobaad

Tallaalka waxaa laga heli karaa dhamaan xarumaha caafimaad dowlada iyo qaar ka mid ah isbitaalada gaarka loo leeyahay.

 

Fadlan la xiriir xarunta caafimaadka ee kuugu dhow

Hadii aan tallaalka qaato ma u-bahanahay inaa sii joogteyo af-xirka, gacma dhaqashada iyo kala fogaanshaha?
Haa. Waa lagama maarmaan inaad sii joogteyso

Haa waad qaadan kartaa tallaalka adigoo sooman. Culumada waxay isku raaceen in talaalku jabinayn soonka.

Ilaa hada, labo talaal ayaa dalka yaala kuwaas oo kala ah:

  • Oxford Astrazeneca waxaana sameeya dalka Ingriiska laguna sameeyay warshada Serum institute ee India
  • Coronavac waxaa sameeysa shirkada Sinopharm oo laga leeyahay dalka Shiinaha

 

Maya. Wax cadayn ah ma jiraan in talaalku  uu xubnaha taranka wax udhimaayo.

  • Xasaasiyad halis ah oo ka timid qaadashada talaalka Covid-19 ama kuwa kale ay isku nooc yihiin.
  • Xasaasiyad halis galisa naftaada

Dumar uurka leh iyo kuwa nuujinaya

  • Maya.
  • Dhamaan dowladaha aduunka waa laga isticmaalaa tallalka Covid-19. Xitaa waxaa lagu daray shuruudaha dadka xajka iyo cumrada aadaya inay heystaan shahaadada qaadashada tallaalka

©Copyright 2022. FEDERAL MINISTRY OF HEALTH AND HUMAN SERVICES