COVID - 19 VACCINE CARD LOCATIONS

F.G: Wasaaradda Caafimaadka Waxa ay gaarsiisay tallaalka Dhamaan Gobolada Soomaaliya waxaana laga heli karaa Xarumaha Caafimaadka ee Dhamaan maamul Gobaleedyada iyo Magaalada Mogdisho.


Note: The Ministry of health distributes the Vaccine to all the federal member states and it’s available in all the health centers in the city.

COVID-19 Certificate

F.G: (Covid19 Vaccination Certificate) taasoo cadeyn u ah qofkasta oo dhameystay Tallaalka. Shahaadada Tallaalka Covid-19 ayaa hadda cadeyn lagama maarmaan ah u noqotay dadka doonaya inay u safraan qaar kamid ah dalalka dunida.


Note: (COVID-19 Vaccination Certificate) is a certificate for anyone who has completed the Vaccination. The COVID-19 vaccine certificate has now become an essential document for people who want to travel to some countries of the world.

COVID-19 TEST SERVICE PROVIDERS

F.G: Wasaarada Caafimaadka waxay halkaan hoose ku cadeynaysaa shaybaarada haysta ogolaanshiyaha shaqo ee baarista Xanuunka COVID-19, sheybaaradaas oo ah kuwa buuxiyay shuruudahii wasaaradda ay u dajisay tayada baarista ee xanuunksa COVID-19.


Note: These are the licensed laboratory test for COVID-19, which meets the requirements set by the Ministry of Health for COVID-19 testing.