Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Dr. Mohamed Hassan Mohamed ayaa ka qaybgalay Munaasabadda Bixinta Kaarka Aqoonsiga Dadwaynaha

Muqdisho, September 17, 2023,

Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed ayaa maanta ka qaybgalay Munaasadda xiritaanka Kaarka Aqoonsiga Dadweynaha oo ka dhacday Xarunta Teendhada Afasiyooni ee Garoonka Muqdisho.

Kaarka Aqoonsiga Dadwaynaha waxa uu ahay ka qaybqaadana in laga gudbo caqabo oo deer adag u ahaa dhismaha nidaam dowladnimo la iskula xisaabtamayo, Hubinta iyo xaqiijinta nidaam damaanad qaadaya xasilloonidda, Aminiga iyo Bedqabka Muwaadinka Soomaaliyeed. Sidoo kale, Kaarka Aqoonsiga dadwaynaha wax uu fududeenayaa in si hamsami leh looqabto Arrimaha doorashooyinka Dalka.

Ugu dambayn, Wasaaradda Caafimaadka waxa ay boggaadinaysaa Daahfurka Kaarka Aqoonsiga Dadwaynaha Sidoo kale, waxa ay wasaaraddu fududaynaysaa waxkasta oo farsamo ah oo la xiriira fududaynta wadashaqaynta farsamo eek u aadan xaqiijinta samaynta kaarka Aqoonsiga Dadwaynaha.

 DHAMAAD

  
Previous Wasaaradda Caafimaadka oo soo xirtay tababar ku saabsanaa sare u qaadista xirfada iyo aqoonta macalimiinta iyo tabarayaasha dugsiyada Umulisooyinka Qaran

WASAARDDA

©Copyright 2023. FEDERAL MINISTRY OF HEALTH AND HUMAN SERVICES