August 5, 2023 In News Comment off Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wasiirka Wasaaradda Caafima ayaa si wadajir ah xarigga uga jarey Xarunta Bangiga dhiigga Qaranka ee Soomaaliya.
July 31, 2023 In News Comment off Maalinka 2aad: Kulanka isku duwidda Hawlaha Caafimaadka Soomaaliya 2023
July 30, 2023 In News Comment off Maalinka koowaad: kulanka sedax biloodlaha ah ee Isku-duwidda howlaha Caafimaadka Soomaaliya
July 22, 2023 In News Comment off Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Dr. Ali Haji Adam oo daahfuray Olole Indhafiiqis ah
July 19, 2023 In News Comment off Wasiirka caafimaadka oo booqday xarunta Kelli dhaqista Banaadir (Banadir dialsysis centre) oo ah xarun loogu talagaley in loogu adeego bulsho waynta Soomaaliyeed
July 18, 2023 In News Comment off Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya H.E Hamza Abdi Barre iyo Wasiirka Caafimaadka-XFS oo xariga ka jaray xarunta keydka daawada iyo qalabka
July 16, 2023 In HIGHLIGHTS‚ News Comment off Wasaaradda caafimaadka oo bilaabayso Maareynta (Regulation) Daawada, Qalabka Caafimaadka iyo Agabka la isku qurxiyo
July 15, 2023 In News Comment off Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Caafimaadka Dr. Maryama Maxamad ayaa booqasho ku tagtay Machadka Sare ee tababarka Umulisooyinka Qaranka
July 15, 2023 In News Comment off Wasaaradda Caafimaadka ayaa tababar la xariira Primary Eye Care u daah furtay illaa 30 xirfadlayaal Caafimaad oo isugu jira dhakhaatiir iyo Kalkaaliyaal Caafimaad